Daawo: hay’adda UNHCR oo Qaxootiga Xagar dheer Gurmad u qeybisay.

Hay’adda Qaxootiga u qabailsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa maanta deeq ka kooban Jiingadaha Guryaha Lagu dhiso iyo alwaaxyow axa ay ka qeybisay Xerada Xagardheer oo kamid ah Xeryaha Qaoxotiga Dhadhaab ee Waqooyi bari kenya.

Deeqdani oo ay ka faa’iideysteen ku dhawaad 30 qoys o oree Xagardheer ah ayaa laga bixiyay Deegaankaasi, iyado odadkii la siiyayne ay ka mahad naqeen.

Qaar kamid ah Dadka la siiyay Deeqdani oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qeybinta Deeqdani ay ku so oaaday Xilli ay u baahnaayeen sida ay hadalka u dhigeen.

Qeybinta deeqdani ayaa kusoo aadeysa xilli lagu guda jiro Xili Roobaadka Guga oo ka curtay Deegano badan oo ka tirsan Dhulka Soomaalida o odhadhaabne ay ku jirto, iyadoo ay fursad dahabi ah u tahay dadka ree Dhadhaab bixinta Deeqdani oo ku soo beegmeysa xilli ay baahiyo badan u qabaan.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.