Daawo: Khuadbadii Jimcaha ee Maanta lagu tukaday Magaalada Buuhoodle oo looga hadlay Dhibaatada Tahriibka.

Xili dhawaan Badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Giriiga ay ku dhamaadeen Boqolaal Qofood oo soomaali u badan ayey Culumada Soomaaliyeed ka qeyla dhaamiyeen Dhibaatada Tahriibka.

Khudbadii Jimcaha ee Maanta lagu tukaday masjidul jaamici Weyn ee Magaalada Buuhoodle ayaa diiradda Lagus aaray Dhibaatada Tahriibka.

Dr Cabdi Shaafi Axmed Cali Gudoomiyaha Jaamacadd aBariga afrika Kana mid ah Culumada Magaalada Buuhoodle ayaa qudbadii jimcaha ee Maanta diirada kus aaray Dhibaatada Tahriibka.

Sheekha ayaa dhalinta Soomaaliyeed uga digay in aysan Naftooda badaha ku haligin, isagoo Hoosta ka xariiqay in hadii xitaa ay dhintaan aakhiro su’aalo badan oo la xiriira waxa ay naftooda la weydiin doono.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.