Xog: Axmed Madoobe Yuu Ka Dhigi Rabaa Madaxweyne Ku Xigeen Hadii Farataag isku Dhaceen.

Warar hor dhac ayaa Ka soo baxayo shaqsiga noqon doono Madaxweyne Ku xigeenka Jubland oo ka mid noqon doono dadka la magaacabayo ee qeybta ka Noqonayo Haayada Fulinta Maamulka Jubland oo  aan Dhisneyn.

Xogo hoose oo uu helay Gedo Times ayaa shegayo in Axmed uu Wado qorsha ah inuu Badalo shaqsiga isaga u noqonayo Madaxweyne Ku Xigeen Hada.

Aadan Ibrahim Xirsi “Ciro” oo Horey u soo noqday Gudoomiyaha Gobalka Gedo ayaa  loo Badinayo in uu u magaacabo Madaxweyne ku Xigeen  .

Ka dib Markii uu Xumaday Xariirkii Siyadeed ee Ka dhaxeyay Axmed iyo Fataag Hogamiyah Waxa uu bilaabay Shaqsi uu u Magaacabayo Jagadaasi inuu Radiyo .

Farataag Ayaaa ah masuul ay Wadato Dowlada itoobiyo Madaamada Kenya Ay Xariir La ledahay Hogaamiyaha Maamulka Jubland .

Dad Ku sugan Kismaayo oo Nasiyay Xogta aan qoreyno Ayaa inoo Sheegay in Axmed uu Sheegay inuusan La shaqeyn Karin Farataag sidoo Kalana uu Qiyaanay .

Rajadi Laga Qabay Xalka Kismaayo Ayaaa Dhinac kale oo Cusub isku Badashay Taas oo Wali La saadalin la, ayahay Natiijo Wadaredkeda Xala doon.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.