Daawo:Banaan Bax Loogasoo Horjeeday Tahriibka Oo Muqdisho Ka Dhacay

bananbaxa aya soo qaban qaabisey wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga  Soomaliya oo ay kaqayb galeen  aradayda jaamacada iyo kuwa iskuulada ayaa ka dhacay muqdisho. ujeedka bananbaxaan ayaa ahaa sidii dhalin yarada looga digi lahaa qatarta tahriibka iyo dhibka uu leeyahay waxaa bananbaxaan ka hadalay wasiirka dhalinyarada iyo isbortiga dawlada Soomaliya Maxamed C/llaahi xasan nuur.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.