Daawo:Hab Noocee ah ayaa loo sagootiyay mas’uuliyiintii ka kala socday Maamul goboleedyada Kismaayo

Waxaa kismaayo lagu soo gaba gabeeyey shirkii Federaalka oo ka qayb galaayeen wasiirada arimaha gudaha maamul goboleedyada iyo dawlada federaalka Soomaliya, waxaa halkaas heeso kala duwan kaqaaday fanaaninta jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.