Axmed Madoobe oo Ka Baqday Safarka Kenya iyo Kulamo Ka soconayo Kismaayo!

Maanta Galinka Danbe Waxaa Lagu Waday inuu Ka baxo Hogaamiyaha Maamulka jubland , Warar Ayaaa shegayo in Hogaamiye Axmed Madoobe uu baqaday kulami ka soconayo Magaalada o ay leyhiin Saraakisha itoobiyo ugu sareyso Darteed .
Kulanka Hada socdo ayaa Waxaa shir Gudominayo “Gabare” waxaa Ka mid ah Dadka ka qeyb Galayo Taliyaha ugu sareyo itoobiyo Jubooyinka Satisfaay , Wasiirka Boostad iyo Isgaarsinta Dowlada Somaliya o ah nin Ka soo jedo Besha Axmed Madoobe iyo Xubno Kale .
Jeneraal Gabre ayaa La shegay in Kismaayo uu u Tagay inuu Xaliyo Xiisada Ka Taagan Magaalada Laakin uu Ku Jahweray Waxaa Hada loga Hadlayo kulanka Mustaqablka Maamulka Jubland iyo Xisada taagan.
Axmed Madoobe oo Gordhow ku Biiray Kulanka oo ka soconayo Garoonka kismiyo Ayaa la shegay inuu Horey u Cadeystay Tageradiisa Siyasaaded ee Kenya inkasto ay itoobiyo ay Radineyso Xal aan Faragelin iyo Fikir aysan Ku Laheyn Dowlada Kenya .
Ma Cada Qodabada Sida Cad loga Doodayo Laakin muhimada kulanka Loo Qabatay ayaa ah in Xiisada kismaayo Ka Taagan laXaliyo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.