Dhageyso: Warbixin ku saabsan Saameynta Roobabka Guga ee ka curtay G/Gedo ay ku yeesheen Xoolihii deeganadaasi ku dhaqnaa.

xoolo

Roobab Mahiigaan ah oo maalmahaan ka da’ ayay deegaanada Gobolka Gedo ayaa saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada deegaanadaasi ku dhaqan, kuwaas oo horay ula daalaa dhacayay diiftii ay ku reebeen abaarihii ku dhuftay gobolkaasi.

Deegaano hoostaga Dgemooyinka Baledxaawo iyo Doolow ayey roobabkani ku laayeen rito xoolo ah, oo horay ula rafaadsanaa abaarihii ku dhuftay gobolka sanadihii lasoo dhaafay.

Wariyaha Gedo Times ee Gobolka Gedo Shariif Axmed Taajir ayaa Warbixin uu ku eegaayo Saameynta Roobabkani wuxuu kasoo diray Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.