Daawo:Qurbojoogta Dalka Dibadiisa oo Deeq Raashin ah Gaarsiisey Xingalool

rashin

Wali waxaa dalka soomaliya kajira abaar xun oo xoolihii iyo dadkii dhib badan ku haysa, hadaba qurbo joonta kasoo jeeda deegaanka Xingalool ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey dadka ku dhaqan deegaankaas iyadoo ay jirto baahi wayn oo loo qabo cuntada iyo biyahaba. Barasaabkii hore gobolka Mudug  Maxamed Yuusuf Tigay oo loo soo wakiishan deeqdaan ayaa dadka iyo madaxda Xingalool ku wareejiyey.

Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.