DAAWO: WAAMO STATE OO JUBOOYINKA LOOGA DHAWAAQAY
Waxaa magaalada Muqdishu looga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo lamagac baxay Waamo State kasoo ka kooban Jubada dhexe, jubada sare iyo Gedo iyadoo madaxwayne loo […]
Waxaa magaalada Muqdishu looga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo lamagac baxay Waamo State kasoo ka kooban Jubada dhexe, jubada sare iyo Gedo iyadoo madaxwayne loo […]
Barakacayaasha kunool Ceelasha biyaha iyo Lafoole Oo Banaan Bax Sameeyay ayaa kacabanaya in nolol xumo soo food saartey, barakacayaashn waxay ka cabanayaan in biyo la’aan,cunto […]
Dayactir lagu bilaabay garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhusa mareeb oo ah magaalo madaxda maamulka Goboleedka Gobolada dhexe waxaa dib loo hagaajinayey barking diyaadaha […]
Madaxwayne gaas ayaa booqday Dekeda Boosaaso isagoo waheliyaan wasiiro iyo madax kale isagoo u kuur galaya sida hawsha dakada Boosaaso usocoto, markuu Madaxwayne gaas soo […]
Madaxwayne kuxigeenka jubbaland fartaag ayaa maanta tobaber usoo xirey gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland. isagoo xafladii xiritaanka aanan soo hadal qaadin shacabkii uu matalaayey ee ciidamada Kenya […]
Shir ay kusheegeen Magaalo madaxda Somaliya Muqdishu Xisbiyada siyasada ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan nimaanka doorashada 4.5 sababtoo ah nidaamkaan 4.5 waxuu lid ku […]
Madaxwaynaha jubbaland ayaa Kismaayo ku noqday kadib markuu Muqdishu uga qaybgalay shirkii wadatashiga dorshada 2016 mar uu saxaafada kula hadlay Kismayo ayuu sheegay in uu […]
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Maanta dib ugu laabtay Kismaayo, Ayaa ka waramay go’ aan kii kasoo baxay Shirkii dhawaan Muqdisho lagu soo afmeeray. Madoobe […]
Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud ayaa wuxuu ka dagaalamay oo uu aad ooga carooday Wararka ka dhanka ah ee labadii maalmood ee la soo dhaafay, ay […]
Wararkii ugu horeeyey ee aan ka helay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Subaxnimadio hore ee Saaka uu Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubbaland […]
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. Alle ha u naxariisto Waxaa Ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq Ganacsade BADAL SALAAD DIIRIYE oo ahaa ganacsade si wayn looga […]
Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay […]
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho” […]
Taliyaha ciidamada Kenya Gen Samson Mwathethe ayaa sheegay in hogaamiyihii Al-shabab ee horkacayay weerarkii Ceel Cadde oo lagu magacabo Maalim Janow lagu dilay duqeyn diyaaradaha […]
Labaatan qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen kadib fiiddnimadii xalay Weerar […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes