TACSI: INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

tacsi

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Alle ha u naxariisto Waxaa Ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq Ganacsade BADAL SALAAD DIIRIYE oo ahaa ganacsade si wayn looga yaqaan guud ahaan Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya.
Badal Waxaa uu ahaa Nin Muda badan ku soo dhex jiray Shaqada ganacsiga waxaana uu ahaa nin horumar iyo Ganasi ku soo kor dhiyay Degmada.
Alle ha unaxariistee waxaa uu sabab Saday Xanuun Si kadis ah ugu Soo Booda.y Alleha u Naxariisto Umaddii uu ka baxayna Alle haka Samir siiyo
wxaa tacsi diraya Jaaliyadaha Kenya,South Africa,UK,USA,Australian,Canada iyo qaybaha kale ee yurub iyo carabta waxay dhamaantood leeyihiin janadii allaha geeyo dambigiisan allaha dhaafo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.