Madaxwayne C/wali Gaas ayaa Bosaaso ku soolaabtey

Madaxwaynah Puntalnd C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaan oo hogaaminaya ayaa Bosaaso dib ugu soo laabtey kadib markuu isaga baxay shirkii looga tashey doorashada 2016 kasoo lagu heshiisay in wax laggu qaybsado 4.5 Madaxwayne gaas ayaa sheegay in shacabka Puntland ay dirsadeen rabitaankoodana noo dhiibaan waxaan meeshaa geeyney rabitaanka shacabkeyna waxaan shirkaas uga baxanay waxaan umada soomaliyee diyo shacabka Puntland u qalmin.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.