Maamulka Kismaayo oo aqbashay Nadaamka 4.5

Maamulka Kismaayo oo aqbashay Nadaamka 4.5 afhayeen Seeraar ayaa sheegey in beesha caalamka ogaalatey  afer iyo badh  wuxuu kalee oo sheegay shacabkoodu inay rabaan habka deegaanka wax lagu qaybsado lakiin qaateen 4.5 taasoo keentay in maamulka Puntland inay ka caroodaan.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.