BALANBAL: banaanbax looga soo horjeedo dilalka lagu hayo shacabka gobolka gedo

Degmada Balanbal waxaa ka dhacay Banaanbax looga horjeedo dilalka lagu hayo shacbka gobolka Gedo kasoo gaystey qasaaro naf iyo nololba leh. waxaa gobolka gedo kajira barakac wayn diyaaradaha ciidamada kenya iyo ciidamada kenya ayaa waxay kuhayaan duqayn iyo dil joogta iyakoo burburiyey meelihii biyaha laga cabi jirey.
Hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.