Wararka Maanta
R/Wasaare Cumar oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka […]
DegDeg:Maamulka Galmudug ooShacab kasoo jeeda Cabudwaq,Dhabad,balanbal Laayey
Maamulka Galmudug ayaa shacab kasoo jeeda deegaanada waqooyiga Galgaduud sid a sida Caabudwaaq,Balanbal,Dhabad ku kunlaayey deegaanka Dacdheer. Dadka dhintay waa labo wiil iyo aabihiisa oo […]
Kismaayo:Ururka Haweenka Jubaland oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyey Iskuulka Agoonta Tayo
Ururuka haweenka Jubbaland ayaa waxay gaarsiiyeen bug iyo qalimaan caruurta agoonta ee Tayo oo gaaraya 350 haweenka jubbaland ayey waxay uGu baaqeen maamulka jubbaland inay […]
Caabudwaaq:Munaasabad Lagu Furahayey Sanad Dugsiyeeda Cusub ee Iskuulka Hoose Dhexe Iqra (Dhageyso+sawiro)
Munaasabad si fiican loo soo agaasimay oo ay kaqayb galeen Waalidiinta,Ardayda,Macalimiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo Lagu furahay sanad dugsiyeedka Cusub Iskuulka hoose […]
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magalaada Jigjiga (video)
Maxaweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya. Wafdiga Madaxweynaha, […]
DAAWO: Daawo Ugaaska Beesha Sade oo kulan uu kaga Xogwaramayay Kulamadii Nairobi ku qabtay Magaalada Garbaharay.
Ugaaska Beessha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa Maanta Magaalada Garbaharay waxa uu ku qabtay Kulan balaaran oo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala […]
Madaxweynaha gal-mudug Ayaa Dhaliilayay Waftigii Uga Qayb galay Madasha Wadatashiga
Madaxweynaha gal-mudug Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Ayaa Dhaliilayay Watftigii Madasha Wadatashiga uga qayb galay Maamulka Galmudug kuna tilmaamay inaysan go’aan kaqaadan markii loogu daraayey maamulka […]
shacabka magaalada Muqdisho oo ka soo horjeestay amarka Gaafow oo Lacag Doonka ah
Shacabka Muqdisho ayaa ka soo horjeestey fikrada Gaafow ee ah teesaro in lagoosto, shacabka ayaa yiri waxaan la nahay wixii aan cuni lahayn mana awoodno […]