Ciidamada Amisom oo Shacab ku Laayey Buula Mareer
Ciidamada amisom ayaa dad shacab ah ku laayey Buula mareer mana ahan markii uGu horeysey oo shacab sidaan oo kale uGu laayeen. dilalka ay geesteen […]
Maqaal: Waa Kuma Maxamuud Sayid Aadan. W/Q: DR Maxamed Xuseen Dhageey.
Ugu horeyn Waxaa mahad oo dhan ay u sugnaatay Alle Subxaana Watacaalaa, Marka Xigta Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabad Galyo Korkiisa Ha ahaato, Intaas ka […]
TOP News: Alshabaab oo Weerar Culus Xalay ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Baardheere.
Ururka Al Shabaab ayaa weerar aad u culus ku qaaday Garoonka diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Weerarka Al Shabaab ayaa ahaa mid aad u […]
Guddiga dib u eegista hanaanka doorasho oo sheegay in wax laga bedelay qodobada qaar.
Guddiga Baarlamaanka u saaray dib u eegista iyo turxaan bixinta heshiiskii Madasha Wadatashiga qaran ee doorashooyinka sanakdna ayaa sheegay in wixii khaladaad ee ku jiray […]
Janaraal Fartaag: Magacaabidda Maxamuud Sayid waa Qeyb kamid ah Dib u Heshiisiintii Jubbaland aan ka wadnay.
Madaxweyne ku xigeenkii horre ee Jubbaland Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa soo dhaweeyay magacaabiista uu madaxweyne Axmed Maxamed Islaam u magacaabay ku xigeenkiisa koowaad […]
TOP News: Maxay ka Wada Hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah xarunta madaxtooyada ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay , ahna Isku-Duwaha Hawlaha […]
Cabdirashiid Indhakoreey: Muddo Badan ayaan Raadinayay Madaxweyne Kuxigeen, Balse waa u Hambalyeynayaa Maxamuud Sayid.
Cabdirashiid Indhakoreey Sii hayaha Wasiir ku xigeynka Arrimaha gudaha iyo amniga Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana garoonka diyaaradaha […]