Kuleej lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawir+Video
Waxaa maanta la dhagax dhigay Kuleej loogu tala galay in daryeel iyo waxbarasho lacag la’aan ah ay ka helaan Agoonta degmada Caabudwaaq, waxaana wada mashruucan […]
Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane ay iminka ku suganyihiin magaalada […]
Kismaayo:Beesha Cali Maxamed oo sheegtay in Musuq Maasuq ku sameeyeen gudiga Doorashooyinka Jubbaland Kursigoodii aqalka hoose
Kulan ay Maanta iskugu yimadeen Besha Cali Maxamed oo kamid Beelwaynta Marexaan islamarkaana ka dhacay Magaalada Kismaayo ayay waxa ay uga hadleen saami qaybisiga Kuraasta […]
Baaq:Ugaas Maxamed Ugaas Cumar ayaa Baaq Nabadeed udirey Bulshada Caabudwaaq
Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa baaqnabadeed u diray beelo walaala ah oo dagal ku dhex maray magalada Caabudwaaq ee waqooyiga G/Galgaduud isagoo sheegey […]
DegDeg:Mid ka mida Ergada soo dooraneysa Xildhibaanada oo Galabta Tooreey lagu dilay Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ayaa sheegaya in Labo Nin oo ka mid ah Ergada soo Xuleysa Baarlamaanka Soo socda oo ku […]
Akhriso: Waxgaradka Degmada Baardheere oo baaq nabadeed kasoo saaray,colaada Caabudwaaa.
iyadoo degmada caabudwaaq uu shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeya dad walaalo ah oo degmadaasi wada daga ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee […]