Muuqaal:Dowlada Soomaliya oo shaacisey in daba gal lagu sameynayo Mashaariicda Dalka Laga fulinayo
Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay tababar ku saabsanaa dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda horumarineed ee hay’adaha […]
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo khudba ka jeediyey shirka Dooxa Video+Sawiro
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo dalka Qatar uga qeyb galay shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo iskaashiga dhinacyada […]
Madaxda Waxbarashada Degmada Caabudwaaq oo Kor Meeray Iskuulada waxbarshada “Sawiro”
Madaxa Waxbarashada Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay Schoolada waxbarasho ee Degmada Caabudwaaq oo ay ka bilowdeen Imtixaanaadka lagu xirayo Schoolada Sanad […]
Ciidamada Itoobiya oo wali Xasuuq kawada Hiiraan
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Gaar ahaan deegaanka Halgan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya siyaabo kala duwan Dad Rayid ah ugu laayeen. Dadkaasi Rayidka ahaa […]
Muuqaal:Ganacsade Isbitaal ugu Deeqay Maamulka Hirshabeele
Wasiirka Caafimaadka Hirshabeele axmed Cabdi kariim oo wehelayaan madax kale ayaa booqasho ku tagay Isbitaal uu muwaadin soomaliyeed ugu deeqay Bulshada, Ganacsade Cawaale Cabdi faarax […]
Baaq iyo talo soo jeedin ku socota Madaxweynaha Galmudug, Ahmed Ducaale Geele (Xaaf)
Mudane Madaxweyne, waxaan halkaan kuugu soo gudbineynaa salaan qaali ah adiga iyo waftiga kula jira iyo guud ahaan Jaaliyada reer Galmudug, meelkasta oo la joogo, […]
Raisulwasaare Soomaliya oo Gaaray Magaalada Doxa+Sawirro
Wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayo Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar. Wafdigaan Raisulwasaaraha waxaa kamid ah qaar […]