Ciidamada Itoobiya oo wali Xasuuq kawada Hiiraan

itoobiya

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Gaar ahaan deegaanka Halgan ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya siyaabo kala duwan Dad Rayid ah ugu laayeen.

Dadkaasi Rayidka ahaa ayaa Ciidamadaasi itoobiya ku dileen deegaanada Buurdaar, Garisyaani iyo deegaano kale oo ku dhow dhow deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada Ethiopia ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa siyaabo kala duwan Dad Rayid ah ugu laayay deegaanno dhaca Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo ay ka howlgalo kasameeyaan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.