Muuqaal:Ganacsade Isbitaal ugu Deeqay Maamulka Hirshabeele

isbitaal

Wasiirka Caafimaadka Hirshabeele axmed Cabdi kariim oo wehelayaan madax kale ayaa booqasho ku tagay Isbitaal uu muwaadin soomaliyeed ugu deeqay Bulshada, Ganacsade Cawaale Cabdi faarax ayaa Wasiirka iyo waxgaradka Ku wareejiyey Isbitaalkaas asagoo sheegay in Bulshada Baladwayne Baahi wayn uqabto goobo Caafimaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.