Raisulwasaare Soomaliya oo Gaaray Magaalada Doxa+Sawirro

Wafdi Balaaran oo uu hogaaminaayo Raisulwasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar.

Wafdigaan Raisulwasaaraha waxaa kamid ah qaar kamid ah Golihiisa Wasaarada iyo mas’uuliyiinta kale waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalaas kusoo dhaweeyay Madax ka Tirsan Dowladda Qatar.

Raisulwasaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb galaya shir caalami ah oo looga hadli doonaa arrimaha horumarinta iyo qaxootiga, waxana furi doono Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed Bin Abdulrahman Al-Thani.
khayre

khayre

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.