Muuqaal:Dowlada Soomaliya oo shaacisey in daba gal lagu sameynayo Mashaariicda Dalka Laga fulinayo

wasiir

Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay tababar ku saabsanaa dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda horumarineed ee hay’adaha caalamiga iyo dowladaha caalamka ay ka fulinayaan dalka, kaas oo loo qabtey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaha xukuumada Soomaaliya iyo kuwa maamul gobaleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.