Hay’adda Islamic Care Deeq Raashin Gaarsiiyey Dad Danyar ah Oo Ku Nool Caabudwaaq video+Sawiro
Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 oo qays oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi […]
Madaxweynaha Somaliya Oo Shacabka Muqudisho Kula Tukaday Salaada Ciida
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan […]
Madaxweynaha Puntland Oo Dadwayne Tiro Badan La Tukaday Salaadii Ciida
Madaxweynaha Puntland oo waheliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya , Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, […]
Dowladda Soomaaliya ookudhawaaqday axada inay ciid tahay
Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa shir jaraa’id ay qabteen ku sheegeen in bisha laga arkay meelo ka mid ah Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan Gobolka […]
Maamulka iyo Shaqaalaha Gedotimes oo shacabka Soomaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda ciidda
Maamulka Iyo shaqaalaha Gedotimes waxay hambalyo balaaran udirayaan Shacabka Soomaliyeed Munaasabada Ciidul Fitriga, waxaan Alle uga baryeynaa in ummada Soomaliyeed uu eebe ka dulqaado dhibaatada, […]
XOG: Wasiirka amniga Jubbaland oo dad rayid ah xirxiray, kuna wareejiyay Dowladda Kenya.
wasiiirka amniga ee jubbaland cabdirashiid indhakoreey ayaa dhowr qof waxa uu ku xirxiray degmada baledxaawo,ee gobolka gedo. ugu yaraan shan qof oo rayid ah ayaa […]
Dhageyso:Faysal Cali Waraabe oo Cunaqabteyn Xaga Diyaaradaha ah Duldhigay Buuhoodle
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali ayaa ku baaqay in Somaliland ay joojiso Diyaaradaha tagaya Magaalada Buuhoodle sababtoo ah waxaa jira Siyaasiin ku […]