Dhageyso:Faysal Cali Waraabe oo Cunaqabteyn Xaga Diyaaradaha ah Duldhigay Buuhoodle

faysal

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali ayaa ku baaqay in Somaliland ay joojiso Diyaaradaha tagaya Magaalada Buuhoodle sababtoo ah waxaa jira Siyaasiin ku sugan Garowe oo doonaya in ay Fashiliyaan Heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Khaatumo,

Mr Waraabe ayaa sheegay diyaaradii Buuhoodle imaanaysa waa inay ogalansho ka haystaa Soomaliland iyo Groupka Cali Khaliif Galayr Hadalkaan ayaa imaanaya Todobaadkii tagay ay Somaliland iyo Khaatumo Heshiis is afgarad ah ku gaareen Magaalada Hargeysa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.