Maamulka iyo Shaqaalaha Gedotimes oo shacabka Soomaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda ciidda

eid

Maamulka Iyo shaqaalaha Gedotimes waxay hambalyo balaaran udirayaan Shacabka Soomaliyeed Munaasabada Ciidul Fitriga, waxaan Alle uga baryeynaa in ummada Soomaliyeed uu eebe ka dulqaado dhibaatada, isla markaana sanadkan sannadkiisa uu gaarsiiyo nabad waarta, horumar, Barwaaqo iyo Midnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.