Dowladda Soomaaliya ookudhawaaqday axada inay ciid tahay

masjid

Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa shir jaraa’id ay qabteen ku sheegeen in bisha laga arkay meelo ka mid ah Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Shabeelada dhexe, maalinta Axada ah ay tahay maalim ciid ah oo kowda bisha soon-fur ku beegan tahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.