Madaxweynaha Somaliya Oo Shacabka Muqudisho Kula Tukaday Salaada Ciida

farmaajo

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan kula tukaday salaadda ciidda Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaaji ayaa salaada ka dib waxa uu masjidka isbaheysiga ka jeediyey Qudbad dhinacyo badan taabaneyso oo uu madaxweynaha kula dardaarmayey Shacabka Soomaaliyeed, asagoo sheegay in Ramadaankan uu ka duwan yahay Ramadaankii hore dhanka amni waxa uuna xusay in uu ka xisilanyahay kii sanadkii hore asaga oo shacabka Soomaaliyeed u rajeeyey nabad waarto waxuuna kula dardaarmay in ay si buuxdo uga qeyb qaataan soo celinta amniga iyo la dagaalanka kooxaha nabad diidka ah ee dhibka ku haayo Bulshada Soomaaliyeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.