Madaxweynaha Puntland Oo Dadwayne Tiro Badan La Tukaday Salaadii Ciida

Madaxweynaha Puntland oo waheliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Ah ee Soomaaliya , Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Gudomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi iyo ku xigeenadiisa, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiisha ciidamada Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, isimo, cuqaal, nabadoono, waxgarad, siyaasiyiin, aqoon yahano, Culumo iyo shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa salaada ciida ku tukaday bananka garoowe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.