Wasiir Yuusuf Garaad “Baasaboorka Soomaaliga culeysyo ayaa ka jira”
Wariirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay inuu culeys ka jiro Baasaboorka Soomaaliga wadamada qaarkood, dhibaatooyina ay kala kulmaan muwaadiniinta Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay […]
Isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda amniga
Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in isbedel balaaran lagu sameynayo qorshaha ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, kadib markii maalmahan ay kordheen weerarada iyo Qaraxyada […]
Wasiir Yuusuf Garaad oo qaabilay Safiirka China ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yusuf-Garaad Omar Ahmed ayaa ku qabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga China ee […]
Dowladda oo shaacisay magacyada iyo sawirrada dadkii loo qabtay Qaraxii Zoobe
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay muddo bil ah kadib shaacisay magacyada iyo shakhsiyaadka loo qabtay Qaraxii 14-kii October ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. […]
M/weyne Farmaajo oo la kulmay Culimo Soomaaliyeed oo Lacag ka soo Aruurshay Kenya iyo Uganda”Sawiro”
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo […]
Raysawasaare Kheyre iyo Jawaari ayaa ka Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Arimaha Dastuurka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo furay shirka ayaa ku boggaadiyey dhinacyada heshiiska wada gaaray iney fuliyeen, si loo […]
Daawo:Kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo go’aan laga soo saaray
waxaa magaalada dhacay Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka […]
Daawo:Gudida Dhaqaale Ururinta Qaraxii Zoobe Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Somaliya
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo […]
Daawo:Wasiir Yuusuf Garad oo xubnaha aqalka Sarre Su’aaleo kawaydiiyeen wasarada arimamaha dibada
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xubnaha Aqalka Sare ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka […]
Golaha wasiirada oo u hambalyeyay Somaliland iyo sida doorashada ku soo dhamatay
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa bogaadiyay doorashadii sida nabad galayada iyo dimuqoraadiyada ahayd ee ka dhacday Somaliland. Goluhu waxa uu hambalyo […]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho thaabid Cabdi Maxamed ayaa hada gaaray Magaalada Roma Ee Dalka Talyaaniga(sawiro)
Guddoomiye Thaabid ayaa ka qeyb galayaa Shir Caalami ah oo loogu hadlayo hormarka iyo koritaanka ay sameynayaan Magaalooyinka Caalamka. Shirka waxaa ka qeyb galaya oo […]