Daawo:Wasiir Yuusuf Garad oo xubnaha aqalka Sarre Su’aaleo kawaydiiyeen wasarada arimamaha dibada

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Xubnaha Aqalka Sare ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, waxaana ay wax ka weydiiyeen waxyaabaha u qabsoomay Wasaarada arimaha dibada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.