Golaha wasiirada oo u hambalyeyay Somaliland iyo sida doorashada ku soo dhamatay

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa bogaadiyay doorashadii sida nabad galayada iyo dimuqoraadiyada ahayd ee ka dhacday Somaliland.

Goluhu waxa uu hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo hogaanka hada sida KMG ah talada u haya.

Sidoo kale Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2018 oo ay Wasaarada Maaliayadda soo diyaarisay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.