Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho thaabid Cabdi Maxamed ayaa hada gaaray Magaalada Roma Ee Dalka Talyaaniga(sawiro)

Guddoomiye Thaabid ayaa ka qeyb galayaa Shir Caalami ah oo loogu hadlayo hormarka iyo koritaanka ay sameynayaan Magaalooyinka Caalamka.

Shirka waxaa ka qeyb galaya oo lagu casuumay Guddoomiyaal matalaya Caasimado badan oo Afrika ah.

Guddoomiye thaabid ayaa weli gacantiisa bidix waxa ku xeran maro gaduudan oo uu ku muujinayo in uu aad ugu xun yahay dhibaatadii ku dhacday Shacabka Muqdisho 14 bishii hore.

Shirka waxaa guddoomiyaha gobolka kala qeyb galaya oo safarka ku wehlineysa Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Marwo suheybo Maxamed.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.