Madaxweynaha Masar oo ka hadlay Xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya
Madaxweynaha dowladda Masar ayaa sheegay in dowladiisa aysan aqbali doonin in dowladda ay Itoobiya ay leexsato wabiga Biyaha Nile, oo labadal ay ku muransan yihiin. […]
Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Farriin u diray Xisbiyadda
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka hadlay Cabashooyinka iyo sidoo kale isku dhacyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. […]
Kenya oo ka digtay weeraro Shabaab ku qaadaan Mandhera.
Warbixin ay soo saareyn Booliska wadanka kenya ayaa walaac looga muujiyay in ay Al-shabaab weeraro ka geystaan gobalada ku yaala xeebta iyo Xadduuda Soomaaliya. Booliska […]
Madaxda Hirshabeelle oo ka shiraya khilaaf ka taagan ka Magacaabista Golaha Wasiirada.
Kulan xalay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ay ku yeesheen Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaas ayaa la sheegay in […]
Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan Dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta u ambabaxo Magaalada Abu Dubia ee xarunta Dalka isku tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynaha Soomaaliya […]
Daawo:Shirkii looga hadalaayey Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo gobolka Baanadir oo kadhacay Kismaayo
Madaxweyne kuxigeenka koowaad dowlad goboleedka jubbaland maxamud sayid aadan ayaa daahfuray shirweyne looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka […]
Safarka Imaaraadka Farmaajo waa Socdaalkii dhimashada Danleyda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo socdaal rasmi ah ku tagaya Imaaraadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta […]
Daawo:Xildhibaan Cabdifitaax oo sheegay Hadal Arooryo Gadaal looma qaado, Go’aanka qalbi dhagax waa laga nabadooniyey
Xildhibaan Cabdifitaax oo ka hadlay kalfadhigii barlamaanka Soomaliya oo lagu dhageysanaayey go’aankii gudigii loo xilsaar qalbi dhagax ayaa sheegay gudiga inay wax wayn qabteen kala […]
Wasiirka qorsheynta XFS oo hortegay Aqalka sare
Wasirika Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa manata hortagay Golaha Aqalka sare ee dalka Waxaana kulanka golaha aqalka […]
Nuxurka Warbixinta Guddiga gaarka ah ee baarlamaanku u saareen dhiibista Qalbi Dhagax
Guddiga Baarlaamaniga ah ee loo xilsaaray baarista kiiska Cabdi Kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax) ayaa maantaa soo saaray natiijada baaritanka ay sameeyeen. Warbixinta Guddiga ayaa […]
Waxbadan ka baro Taliyaha Nabad sugidda Jubbaland W/Q Cabdalla Subeer
Taliyaha nabadsugida jubaland khaalid sheekh cabdulaahi Waxuu ahaan jiray ragii u horeeyay ee magaalada muqdisho kabilaabay shaqooyinka amniyaadka sida madax jabinta qaraxyada, Banbooyinka gacanta laga […]
War deg deg ah-:Xildhibaanada Golaha Shacabka oo isku raacay in Sharci darro tahay dhiibistii Qalbi dhagax.
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo dhamaday Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageestay guddigii loo xil saaray in ay baaritaan ku soo sameeyaan kiiskii Qalbi dhagax. […]
SAWIRRO: Wasiirka Arrimaha dibadda oo shir kaga qeyb galay Mareykanka
Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa Soomaaliya ku metelay shir ka dhacay Washington oo magaciisu yahay Shirka heer Wasiir ee Ganacsiga, Ammaanka iyo Dowlad Wanaagga. Waxaa looga […]