Kenya: Ma garaneyno halka ay Jaan Iyo Cirib dhigeen 12kii Askari ee ay Shabaabku qafaasheen.
Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay inaysan garaneyn halka la geeyay 12 Askari oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen […]
Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay inaysan garaneyn halka la geeyay 12 Askari oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen […]
Siyaasiyiin, xildhibaano Iyo waxgarad Ayaa lasoo warinayaa in ay dhawaan ku wajahan yihiin Degmada ceeelcade ee Gobolka Gedo, kuwaas oo ujeedka Socdaalkooda uu yahay u […]
Magaalada Kismaayo waxaa kuwada sugan Maamulada Degmooyinka Iyo Gobolada Jubaland kuwaas oo ay casuumaad u fidisay waaaaradda Arimaha Gudaha Iyo Amniga ee Jubaland. Casuumaada Ayaa […]
Wafti uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore DF Cabdiweli Sheekh iyo siyaasi C/raxman Baadiyow ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal […]
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho” […]
Taliyaha ciidamada Kenya Gen Samson Mwathethe ayaa sheegay in hogaamiyihii Al-shabab ee horkacayay weerarkii Ceel Cadde oo lagu magacabo Maalim Janow lagu dilay duqeyn diyaaradaha […]
Labaatan qofood ayaa ku geeriyooday oo ay ka mid ahaayeen Kooxihii weerarka soo qaaday halka tira kala ay dhaawacyo soo gaareen kadib fiiddnimadii xalay Weerar […]
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la soo af-jaray howlgalkii ka socday Xeebta Liido gaar ahaan maqaayada Liido Sea Food oo […]
Dhaqaatiirta Isbitaalka Daaru shifaa ee magalada Muqdisho ayaa la tacaalaya dhaawaca Wariye Maxamed Ibraahim Macalimow oo caawa ku dhaawacmay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Banaadir ee […]
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir cabdifitaax Xalane oo Goordhaweyd warbaahinta lahadlayay Ayaa sheegay in gabi ahaanba ay soo afjareen hawlgalkii ay kawadeen Gudaha hotelkii ku yaalay […]
Jaaliyada kasoo jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud ayaa cambaareeyey weerarkii ciidamada Kenya cirkaa iyo dhulka ahaa ee lagu qaaday shacabka gedo kasoo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac […]
Kulan balaaran oo ay Maanta Muqdisho ku yeeshaan xildhibaanada, siyaasiyiinta Iyo waxgaradka beesha Sade ayey kaga hadleen xasuuqa ay Ciidamada Kenya kawadaan Gobolka Gedo kadib, […]
Maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa iyo deegaanada ku xiran ka musaafurineyso inkabadan 300 ruux kuwaasi oo la sheegay inay yihiin ajaanib. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland […]
Dufcadii 11aad ayaa maanta ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD, ayadoo xafladda loo sameeyay ardaydan ay ka qeyb galeen masuuliyiinta ugu sarreysa jaamacadda, waalidiin, wakiilo ka […]
Dastuurka Soomaaliya ayaa waxa uu weli yahay mid aan la Khalad sixin oo qabyo qoraalkiisu weli yahay mid aan mudneyn in sidaan lagu soo bandhigo. […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes