London= Jaaliyada Gobolada Gedo Iyo Galguduud Oo Canbaareeyay Duqaymo Laga Fuliyay Gedo

Jaaliyada kasoo jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud ayaa cambaareeyey weerarkii ciidamada Kenya cirkaa iyo dhulka ahaa ee lagu qaaday shacabka gedo kasoo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac waxaa kaloo la xasuuqay  xoolihii, meelihii dadka biyaha kacabayeena waa ladumiyey qaarna sun baa lagu daray hadalkoodiina hoos kadaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.