Wararka Maanta
Daawo:Maxay Ku Xukuntay Maxkamada Darajada Koowaad ee Barri Kuwii qamrada Keenay
Waxaa maxkamada darajada koowaad ee barri lahor keenay labo qof oo mudo dhawayd lagu qabtey iyagoo qamro rabey inay soo gashaan Boosaaso waxaana laxukumay . […]
Daawo:Wafdi uu hogaaminayey wakiilka hay’ada unicef. oo Gaarey KISMAAYO
Waftu uu Hogaaminaayo uqybsanaha Unicef Bartamaha iyo koonfurta Somaliya ayaa gaarey kismaayo halkaas oo la kulmay madaxda jubbaland iyagoo booqday dekeda, xeryahay barakacayaasha iyo iskuulo. […]
Reer Baladweyne oo ka dibadbaxay dilka macallinkii dugsiga
https://www.youtube.com/watch?v=rIIl9RIHRlu0
Dhageyso: MD Guuleed ”Waan ka heshiinay dagaalkii Dacdheer Soomaalida Itoobiya”
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa sheegay in dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya uu kala soo hadlay sidii loo xalin lahaa dagaallo dhowaan ka dhacay deegaanka Dacdheer. Hoggaamiye […]
Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qirtay in garsoorka dowladdiisa ay tabasho ka jirto
Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa sheegay in guddoomiyaha cusub ee maxkamadda dalka uu ka rajaynayo inuu saxo tabasho ka jirta garsoorka. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in […]
Daawo Munaasabadii lagu Magacaabayey Gudoomiyah Cusub ee Maxkamada Sarre ee Soomaaliya
Madaxwaynaha soomaliya xasan shiiq ayaa xilka kaqaaday gudoomiyihii maxkamada sare ee dawlada federaalka ilka Ilka xanaf wuxuuna manta mid cusub umagacaabey xilkaas oo ah Dr […]
Daawo: Mashaariic Hormarineed oo lag Fulinaayo Degmada Baardheere oo Degmadaasi looga Dhawaaqay.
Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Maanta Munaasabad Sagootin ah loogu sameeyey Wafdigii ka socday Jubaland ee uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha […]