Madaxweynaha dowladda federaalka ayaa sheegay in guddoomiyaha cusub ee maxkamadda dalka uu ka rajaynayo inuu saxo tabasho ka jirta garsoorka.
Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in dowladnimada ay ku taagan tahay garsoor hagaagsan isagoo ugu baaqay guddoomiyaha cusub in wixii harsan uu hadda qabto oo uu ka howlgalo.
Shalay ayaa guddoomiyaha cuusb ee maxkamadda sare xaflad ka dhacday madaxtooyada Somalia lagu dhaariyay waxaana xilkii laga qaaday Abuukaate Caydiid Ilka Xanaf
Leave a Reply