Wararka Maanta
Xog: Gedo Times oo Heshay Decumentigii uu ku codsanayay In Raashinkii la lunsaday ee Gedo loogu talagalay Gobolka loosoo gudbiyo.
Iyadoo dhawaan la hadal hayay in la lunsaday raashinkii mucaawanada ahaa ee loowaday Gobolka Gedo ee ay dowladda Turkiga ku deeqday ayaa Gedo Times waxaa […]
DAAWO: Wacyi galin LA xiriirta Ka hortagga Gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay Degmada Baled-xaawo.
Ururka wacyi galinta bulshada iyo kahortagga AIDSka ee Gobolka Gedo ayaa maanta kulan baraarujin ah waxa ay Ku qabteen Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo. Ururka […]
DAAWO: Arday Dhameysatay Waxbarasho Diineed oo Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Magaalada Garbaharay.
Magaalada Garbaharay ee xarunta Gobolka Gedo waxaa lagu qabtay Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday dhameysatay culuum Diini ah. Machadka Imaamu Nawaawi oo ah machad aad […]
Muqdishow oo Xasuusatay Jaalle Maxamed Siyaad Barre. By Cabdulaahi Jimcaale
Waxay ahayd 21/07/2016,markii barnaamijdka doodwadaag ee ka baxa universal uu soo fareystay gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Husseen Jimcaale,qolkii doodu ka socotay waxaa soo buuxdhaafiyey dadweyne […]