Wararka Maanta
XOG: Wariye Karar Aadan Rukow oo loo Diiday in uu dib ugu laabto Gobolka Gedo. “akhriso”
Iyadoo muddo dhowr bilood ah uu masaafuris ahaan Magaalada Muqdisho Ku joogay wariye karar Aadan Rukow oo kamid ahaa warfidiyeenadii ka hawl-gali jiray Magaalada Garbaharay […]
Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro
Axmed Madoobe oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliska Jubbaland ee magaalada Kismaayo. […]
DAAWO: Munaasabad lagu dhaacinayay Musharaxnimada Xildhibaan ee Raisal Wasaare Cabdiwali oo Muqdisho lagu qabtay.
Magaalada muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu shaacinayay Musharaxnimada Xildhibaan ee Raisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Raisal Wasaare Cabdiwali oo […]
Balanbal:shacabka degmada Balanbal ayaa islaamka uGu baaqay in lag qaybqato dhismaha majidka jaamac ah
Waxaa gabi ahaan ba laburburiyey Majidka jaamaca ah ee degmada Balanabl ee gobolka Gaduud, Culimada,waxgaradka iyo shacabka Degmada Balanbal aya ku baaqey shacabka islaamka meelay […]
B/Xaawo:wafti uu Hogaaminaayo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo Gaarey Baladxaawo “Masawiro”
Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigenka kowaad Maxamud Siyada Adan ayaa Soo gaaray Degmad Baladxaawo waxan halkaas ku soo dhaweyay Maamulka Degmad U horeyo Gudoomiyaha Degmad […]
Maamulka Galmudug oo Diyaarsadey Qoraal Been abuura Xildhibanada Kamid Noqonaya Barlamaanka Soomaliya
Waxaa soo dhaw doorashada Soomaliya ee lagu dooranayo xubnaha kamid noqonayaa Baarlamaanka Soomaliya iyadoo ladooranayo aqalka Sarre iyo kan golaha shacabka, Warar aan kahelnay Cadaado […]