Balanbal:shacabka degmada Balanbal ayaa islaamka uGu baaqay in lag qaybqato dhismaha majidka jaamac ah

Waxaa gabi ahaan ba laburburiyey Majidka jaamaca ah ee degmada Balanabl ee gobolka Gaduud, Culimada,waxgaradka iyo shacabka Degmada Balanbal aya ku baaqey shacabka islaamka meelay joogaanba in laga qay qaato dhismaha masjidka Jaamac, waana waxa uGu fiican ee laga qayb qaato aqiro iyo aduun fadlan qayb wayn ka qaata meelaad joogtaan dal iyo dibadba.
Hoos kadaawo
Screenshot (250)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.