B/Xaawo:wafti uu Hogaaminaayo Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo Gaarey Baladxaawo “Masawiro”

Wafti uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigenka kowaad Maxamud Siyada Adan ayaa Soo gaaray Degmad Baladxaawo waxan halkaas ku soo dhaweyay Maamulka Degmad U horeyo Gudoomiyaha Degmad Yusuf Abdiqadir yusuf kaanti iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Uruurka haweenka Dhalanyarada Odayaasha dhaqanka.

Waftigaan ayaa mudadaan dambe socod kumarayaayey Gobolka Gedo aykoo socdaal kumaray doolow ,Luuq Hadana yimid Baladxaawo ayakoo uga gudibi doona qaynaha kala duwan ee gobolka gedo.

balaxaawo (1)

balaxaawo (3)

balaxaawo

1 Comment

  1. Asww waxaan aad & aad ugu faraxsanahsy in aad la soc do shabakada Gedo Time sida xilkasnimadda leh ee ay earmarks ay inoo soo Tabiso gar ayaan Gobolka Gedo isbadalka Iyo horumarka Bulshada wadmahadsantihiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.