Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro

Axmed Madoobe oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliska Jubbaland ee magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha iyo taliyaha ayaa kormeeray qaybaha kala duwan ee saldhiga magaalada Kismaayo oo hada talis guud u ah ciiidamada booliska Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland iyo taliyaha ayaa booqday qaybta isgaarsiinta ciidamada booliska, iyadoo madaxweynahu uu si toos ah ula hadlay saldhigyada ciidamada booliska ee muqdisho, Baladweyne, Jowhar, Carmo iyo Baydhabo isagoo ka xog waraystay sida ay saaka ku waabariisteen iyo xaaladaha guud ee magaalooyinkaas.

isgar

isgars

isgarss

isgarsssin

isgrad

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.