Wararka Maanta
Xiriirka C/kariim Guuleed iyo Kuxigeenkiisa Oo aan fiicnayn
Madaxwayne C/kariim guuleed ayaa waxuu madaxwayne u yahay Labo degmo oo kutaala Mudug iyo Cadaado oo kutaala gobolka Galgaduud, Mr Guuleed waxuu isu arkaa inuu […]
XOG: Axmed Madoobe oo amaray in Canshuur joogta ah laga qaado Dadka Dagan Xaafadda Guulwade ee Magaalada Kismaayo.
Malinimadii shalay waxaa Magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay Axmed madoobe iyo xubnaha Golihiisa Wasiirada, kuwaas oo ka dooday qodob ku saabsan hanaanka Xaafad kamid ah […]
Wasiirka qorshaynta iyo Xiriirka Caalmiga ee dawlad goboleedka Galgaduud Sarre oo Kulamo Laleh Jaaliyad Nairobi
Wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga xariirka Calamiga ee dawlad goboleedka GAlgaduud Sarre, Maxamed Cabdulqaadir Garbacune, oo kulamo Gaargaar ah kula qaatey Nairobi aqoonyahanada iyo siyaasinta ka […]
Xassan SHiikh Maxamuud oo muuqaal horay noo soo maray rumeyey.
Kal hore shir ka dhacay Xarunta Xalane ee Soomaaliya looga taliyo,ayaa waxaa indhaha shacabka Soomaaliyeed dhammaan wada qabteen Calanka Soomaaliya oo saddex gees leh oo […]
Soomaalida Canada oo dareen ka muujisay hindise sharciyeedka jinsiyadda Somaliya
Shir heer sare loo soo qaban qaabiyey oo ay kaqayb galeen Siyaasiyiin,aqoonyahan,haween,dhalinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtey Toronto Canada looga doodaayey […]
Daawo:Ugaaska beesha ceeyr oo kubaaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso
Xaflad wayn oo lagu taageerayo Baaqii Ugaaska beesha ceeyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas nuur oo ku baaqay shir Wayn oo Beesha Danteeda kaga Tashanayso […]