Wararka Maanta
Soomaaliya waxaa ka talisa dawladii taariikhda ugu liidatay By Jimcaale
Waxan marar badan maqalnay ama aragnay aragtiyo kala duwan oo ay soo bandhigeen xildhibaano,siyaasiyiin,aqoonyahanada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo wariyayaal makarafoonka la dhexe […]
Horjoogihii Kooxda Daacish ee Gobalka Baay Iyo Maleeshiyadkiisii Oo La Qabtay+Sawirro
Taliska Ciidanka Nabadsugidda Gobalka Baay ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay Afar ruux oo ay ku sheegeen in ay ka tirsanyihiin Kooxda Daacish ee ka […]
Hotel Caalamiya oo lagu magacaabo Mecca oo Laga furay Kismaayo
Xarunta Gobalka Jubbada Hoose waxaa laga furay Maanta Hoteel casri ah oo lagu Magacaabo Hoteel Mecca islamarkaana ka mid ah Hoteelada Magaalada, waxaana dhisay Ganacsade […]
Deg Deg:- Ganacsade Reer Puntland ah oo lagu Dilay Suuqa weyn ee Gaalkacyo
Koox Hubeysan ayaa Suuqa Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku Dishay Nin Ganacsade ah oo Magaciisa lagu sheegay C/llaahi Cismaan Axmed, Goobjoogeyaal ayaa sheegay in […]
Golaha Wasiiradda oo ka hadalay Xoojinta Amaanka iyo la dagaalanka Al-shabaab
Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wada jira u go’aamiyay in lasii laba jibbaaro dagaalka lagula jiro kooxda nabad diidka ee Al-shabaab. Kulanka […]
DEGDEG: Wariye.Jeylaani Xuseen Yuusuf.oo Goordhaweyd lasoo daayay.
Waxaa goordhaw lasoo daayay wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo labadii habeen ee lasoo dhaafay ku baryay xabsi,ku yaala Magaalada Kismaayo. Wariyaha oo ilaa.iyo hadda aan […]