Daawo: Xildhibaanada Soomaliya qaarkood oo dalbaday 900 qof oo kuxiran kilalka 5aad in lasiidaayo
Ismaamulka Soomalida Itoobiya ayaa waxay xirteen shacab kasoo jeeda Bay iyo bakool oo kor udhaafay 900 oo isugu jira haween, dhalinyaro, odayaal. Xildhibaanao shir qabtay […]