Daawo:Didbad Bax Lagu Taageerayo Golaha Wasiirada Somaaliya Oo Ka Dhacay Muqdisho

bananban

Dibadbaxani ballaaran oo lagu taageerayay Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya islamarkaana ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah Shacabka ku nool Gobolka Banaadir ayaa maanta waxa uu ka dhacay Taalada Dal Jirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.