Madaxwaynaha Soomaliya Oo guul usoo Hoshey shacabka Soomaliya Kulankii Madaxwaynaha Kenya

far

Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa halkaasi kula kulmay dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal.

Madaxwyanaha Soomaliya ayaa kula kulmay madaxwaynaha Kenya Madaxtooyada halkaas oo salaan sharf kaga qaatay ciidmada Kenya waxaana loo riday 21 madfac

Waxyaabaha ay ku heshiiyeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.

Laba toddobaad gudahood oo duulimaadyada Mog-Nairobi dib loo billaabayo (Wajeer lama soo maraayo)
Baasaboorrada Service iyo Diplomatic ee Soomaaliya oo visaha Kenya lagu siin doono ama garoommada Kenya.
Kastamka Xudduudaha Beled Xaawo iyo Mandheere oo dib loo furi doono. Iyo arrimo kale.
Todabar Lasiiyo shaqaalaha dawlada

Labada Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay iskaashiga xagga ganacsiga, xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, xoojinta la dagaallanka argagixisada Al-shabaab iyo arrimo kale.
far

far

far

far

far

far

far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.