Daawo: Xildhibaanada Soomaliya qaarkood oo dalbaday 900 qof oo kuxiran kilalka 5aad in lasiidaayo

Ismaamulka Soomalida Itoobiya ayaa waxay xirteen shacab kasoo jeeda Bay iyo bakool oo kor udhaafay 900 oo isugu jira haween, dhalinyaro, odayaal. Xildhibaanao shir qabtay ayaa waxay dalbadeen in maamulka soomalida Itoobiya sii daayaan shacabkaan ay iska xirteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.