Wararka Maanta
Muuqaal:Madaxweynaha Somaaliya Oo Cafis U Fidiyey Maxaabiis Ku Jirtay Xabisga Xamar
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Galabta Cafis u fidiyay 13 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Dhexe ee Xamar Munaasabadda Ciidda awgeed. Maxaabiista […]
Maqal Muuqaa Sawiro: Sidii looga Ciiday Magaalada Caabudwaaq
Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa maantay laga Ciidey Ciidul Fidriga iyadoona Shalay laga soomanaa magaalada Caabudwaaq Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan kasoodiray Caabudwaaq
Dhageyso:Madaxweyne Gaas oo u Hanjabey Somaliland kuna eedeeyey inay Tageeraan Al-shabab
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah maamuladda deriska la ah Puntland ee Soomaliland inay taageeraan ururka Al-shabaab […]
Cilad Ku timid Internet iyo Jahawareer Soo Foodsaaray Bulshadii Soomaliyeed ee isticmaalaysay
Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in cilad ay ku timid Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Wasaarada […]
Daawo:Madaxda Soomaliya oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho
Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June oo dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. […]
Hay’adda Islamic Care Deeq Raashin Gaarsiiyey Dad Danyar ah Oo Ku Nool Caabudwaaq video+Sawiro
Hay’adda Islamic Care ee fadhigeedu yahay Dalka Jarmalka ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 1,500 oo qays oo kunool Magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi […]
Madaxweynaha Somaliya Oo Shacabka Muqudisho Kula Tukaday Salaada Ciida
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ,Ra’sul wasaaraha Xukuumadda Dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiiradda XFS ka tirsan ayaa Shacab aad u tiro badan […]