Daawo:Madaxda Soomaliya oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June oo dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June ayaa waxaa ka qayb galay madaxda Dowlada oo dhan iyo Marti sharaf Kale, Madaxdii ka qayb gashey ayaa qudbado mahiim ah ka sheegay xafladaan ayagoo ka hadlay mahiimada ay leedahay 26 Jun ugu dambayntii waxaa xafladii soo gabagabeeyey Madaxwyanaha Soomaliya ayaa xusay Guushii la gaaray 26-kii June 1960-kii ay ku timid Halgan dheer oo Soomaaliya qaadatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.