Cilad Ku timid Internet iyo Jahawareer Soo Foodsaaray Bulshadii Soomaliyeed ee isticmaalaysay

isgaarsin

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in cilad ay ku timid Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya, Wasaarada ayaa sheegay in markab uu jiiray qadkii dhulka hoostiisa maraayey.

Ciladaan soo gashey qadka Internet Koonfurta iyo Bartaha Soomaliya ayaa culeys ku keentay shaqooyinkii ka socday Xafiisyada Dowlada Soomaliya,Ganacsatada,Warbaahinta kala duwan Sida Radiiyaasha,Websiteyada,Tvyada iyo qaybaha Buslahada Soomaliyeed lama oga intay qaadanayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.